Sökresultat för Abdigani Hassan Gab...
Rensa filter?
Aw Cabdiqani waa qorihii ”Haqabtire” oo ah buuggii ugu iibsiga badnaa tobankii sano ee la soo dhaafay. Buuggan uu qoraagu u bixiyey ”Ababinta Toosan” wuxuu ku soo bandhigay talooyin ku salaysan xigmad iyo aqoon ina baraysa ababinta ugu wanaagsan ee carruurta. Sida ay ila tahay, waa uu…